Hoyga Ex-RW Najib Razaq oo laga soo saaray lacag & dahab caqliga ka baxsan (Daawo Sawirro)

Saraakiisha Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay inay qabteen boqollaal kaartoon oo ay ka buuxaan waxyaabo qaali ah iyo boorsooyinka ay ka buuxaan lacago qalaad kuwaasoo laga helay guri lala xiriiriyay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Najib Razaq. Hawgallada booliisku ay ka sameeyeen xafiiska Najiib, guriga uu dagan yahay ee khaaska ah iyo dhismeyaasha kale ee … Continue reading Hoyga Ex-RW Najib Razaq oo laga soo saaray lacag & dahab caqliga ka baxsan (Daawo Sawirro)